Khayre oo ka hadlay go’aanka Somalia looga cafiyey deyn dhan $1.4 Bilyan oo Dollar

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay Deeq bixiyeyaasha Naadiga Paris dalka uga cafiyeen $1.4 Bilyan oo kamid ahayd deyntii lagu lahaa dalkdeenna. Arrinkan ayaa ku soo beegmaya iyada oo todobaadkii la soo dhaafay hay’adaha dhaqaalaha  caalamiga ah (IFI’s) ay dalka ka cafiyeen $830m, taasoo isugeynta lacagta Soomaaliya … Continue reading Khayre oo ka hadlay go’aanka Somalia looga cafiyey deyn dhan $1.4 Bilyan oo Dollar